Saturday, November 17, 2018

“Africa’s Future is in African Hands.” – Tony O. Elumelu at TEF Forum 2018

Pix Caption – TEF Cover 1, 2, 3 and TEF 1: Founder, The Tony Elumelu Foundation, Mr. Tony O. Elumelu and The President, Republic of Ghana, Dr, Nana Akufo-Addo, at the TEF Entrepreneurship Forum 2018, the largest gathering of young African entrepreneurs, and the launch of TEF Connect, the world’s largest digital platform for African Entrepreneurs , organised by The Tony Elumelu Foundation in Lagos on Thursday TEF 4:  l-r: Governor, Kebbi State, Senator Abubakar Atiku Bagudu ; Trustee, Tony Elumelu Foundation(TEF) and CEO, Avon Medicals, Dr Awele Elumelu; Business Information Specialist, TEF, Mr Folarin Aiyegbusi; Founder, The Tony Elumelu Foundation, Mr. Tony O. Elumelu; President, Republic of Ghana, Dr, Nana Akufo-Addo; Governor of Bauchi State, Alhaji Mohammed Abdulahi Abubakar , at the TEF Entrepreneurship Forum 2018, the largest gathering of young African entrepreneurs, and the launch of TEF Connect, the world’s largest digital platform for African Entrepreneurs , organised by The Tony Elumelu Foundation in Lagos on Thursday
“Entrepreneurship is the Key to Unlocking Economic Development on Our Continent,” Tony Elumelu Says at the Largest Annual Gathering of African Entrepreneurs, The Tony Elumelu Foundation Entrepreneurship Forum


Thursday, October 25, 2018: 5,000 African entrepreneurs, private and public sector leaders and the broader entrepreneurship ecosystem convened in Lagos on Thursday, October 25, 2018 for the annual Tony Elumelu Foundation (TEF) Entrepreneurship Forum. The event is a unique opportunity for bringing together young business talent, creating dynamic networks and transmitting the message to policymakers that a vibrant and responsible private sector will deliver economic transformation.
Now in its fourth year, the Forum marked the graduation of the 2018 cohort of the TEF Entrepreneurship Programme, following a rigorous nine-month period of training, mentorship and funding, which brought the total number of beneficiaries of the Programme to 4,470, with over 300,000 applications received to date.

One of the highlights was the unveiling of TEFConnect, a revolutionary digital community that brings together the complete entrepreneurship ecosystem across Africa and beyond, including entrepreneurs, investors and the broader business community on one platform, connecting them digitally with three vital elements for success – capital, market and business tools. Africa is riding a wave of rapid technological driven change in payment systems, education, agriculture and infrastructure and TEFConnect fulfills a critical role in linking entrepreneurs across the continent.
Commencing with a series of goodwill messages from key stakeholders in the investment, governmental and development communities, the event featured a pitching competition, panel discussions, as well as a vibrant interactive session between His Excellency, President Nana Akufo-Addo and the entrepreneurs, moderated by TEF Founder, Tony O. Elumelu. It also featured a session on the role of the private sector in the economic development of Africa with Dr. Awele Elumelu, TEF Trustee, Founder, Avon Medical and Gavi Champion for Immunisation in Africa; moderated by CNNMoney Africa Correspondent, Eleni Giokos. Parminder Vir, CEO, Tony Elumelu Foundation also unveiled the TEF Impact Documentary, featuring success stories of the Tony Elumeluu Entrepreneurs.
Tony Elumelu reiterated his commitment to championing Africa’s economic development by supporting and training a new generation of entrepreneurs, whose successes can transform the continent, delivering opportunity, job creation and social impact:
“Our Foundation and its unique approach of training, mentoring and funding have proven that entrepreneurship is the key to unlocking economic transformation of our continent. I believe so strongly that success can be democratized and if we can match ambition to opportunities, this extraordinary generation can achieve anything,” said Tony Elumelu.  “With TEFConnect, we have created a tool, that provides a digital platform to host ideas, champion success and demonstrates Africans ability to use the most advanced technologies to take charge of their economic destinies.”
His Excellency, President Nana Akudo-Addo of Ghana underlined the importance of galvanizing the broad entrepreneurship eco-system, calling on public sector representatives to encourage, support and replicate the work of the Tony Elumelu Foundation in their respective regions.
Speaking on the importance of putting the right policies in place, President Nana Akufo-Addo said: “Nothing is changed or developed on its own. People must get up, speak, have discussions and change the dialogue.”
Since its inception, the Tony Elumelu Foundation has empowered African entrepreneurs across the continent with a $5,000 non-refundable seed grant, a bespoke training programme designed specifically for the African environment and access to a dedicated group of mentors, significantly contributing to economic growth, job creation and revenue generation
The Forum was attended by key players in the private and public sector including Governor, Kebbi State, Senator Abubakar Atiku Bagudu; Governor of Bauchi State, Alhaji Mohammed Abdulahi Abubakar; President, Lagos Chamber of Commerce and Industry, Nike Akande; Former Governor, Cross River State, HE Donald Duke and Former Governor of Anambra State, HE Peter Obi, among others.
Share:

Saturday, April 14, 2018

Afar sano ka dib salkii socdaalka

Waxaan qeyb ka ahaa kana qeyb galay munaasabadda loo qabtay arday saddex kuliyad isugu jiray oo ka qalin jabiyey jaamacadda Geeska Afrika.

Marka laga tago tiro kooban waa da'yar afar sano u soo adkaystay inay mar uun dhameystaan heerka koobaad ee tacliinta.

31-dii December safar dheer ka dib waxaa fadhi ka duwan kii fasalka wada qaatay arday wiilal iyo gabdho leh, macalimiin,waalidiin iyo marti sharaf kale.


Si isaga dhaw sidii hore ayey uga mideysnaayeen dareenka farxadda huwan muddadii lagu sugnaa golihii munaasabadda

Koox-koox ayaan u dhex galayey anoo kula tidcan farxadda balse doonaya inaan wax ka ogaado filashada saaxiibada socdaalkii uu isku-keen sidkay maadama jaamacadi dhamaatay.

Waxay ila wadaageen barkood sheekooyin hoose waxaa ka mid ahaa inuu jiro shaki ku maran oo ka haysta dhanka shaqo helista.

Balse kuwo ayaa ii hogo-tusaaleeyey doonis kale oo ah inay isku hawlayaan hir-gelinta hal abuur, kuwa waxay laabta ku hayaan arrimo u gaara.

Weydiimaha kale ee dhegehayga ku dhacayey jawaabahoodu ay u janjeereen is bogaadin waxaa ka mid ahaa sii wadidda wax-barashada heerarkeeda kale.

Kolba qofka hadalka qaata ee masraxa ka soo muuqda waxaa lagu soorayey sacab iyo sawir, waxaa ku larnaa munaasabadda madadaalo.

Waxay ka sinaayeen ardayda, maamulka jaamacadda iyo martida kale dareenka farxadda oo waxayba u ahaayeen marti

Xaaladihii adkaa ee waayadii Muqdisho iyo kuwii tacliinta u gaar ahaa muusood farxaddi ku dheehan tahay ayaan ku xusayney.

Wasiiru dawlaha wasaaradda wax-barashada Soomaaliya ayaa ka mid ahaa marti sharaftii u hambalyeeyey ardeyda.

Waxa uu maamulka ku bogaadiyey inay xoogga saaraan soo saaridda arday aqoon u leh culuumta muhiimka u ah dalka iyo dadka.

Martidii kale ee kulan ka soo qeyb galay waxaa ka mid ahaa xildhibaan Dalxa, oo inta badan ku dheeraaday ahmiyadda wax-barashada.

Gudoomiyaha jaamacadda Geeska Afrika Maxamed Cusmaan Abba Sheekh ayaa sheegay inay ka go'an tahay soo saaridda arday wax gal ah.


Munaasabadda ayaa ugu dambeyn ku soo dhamaatay shahaado bixin, isku mar-xabayn, iyo sawiro la wada galay.
Share:

Wednesday, April 4, 2018

Xiriirku- ka xoog badan xoolo la xareysto


Dhammaan noolaha caaqilka iyo san ku neefleyda kale kama maarmaan iney rafiiq yeeshaan, Qormadaan waxaan ku bidhaamin doonaa muhiimadda xiriirka oo ah hilinka saaxiibbo lagu hanto.

Xiriirku waxa uu  saameyn ballaaran ku leeyahay caafimaadka iyo farxadda qofka, midka wanaagsan waxa uu yareeyaa wel-welka, wuxuu na siiyaa isku kalsooni, wuxuu ka hortagaa inaan godka keli-nimada galno.

Daahnaanta xiriirka waxaa ka durdura dabeecado didmo leh sida barashada balwadda, kuwaa oo kugu hoggaamin kara hab-nololeed suurad rogan, dhiraandhirin ayaa lagu yiri xiriirku waxa uu muhiim u yahay daryeelka nafsaaniga ah.

Si kale waa sil-silad isku keenta dadweynaha balse waa mareeg qofkii u qasdaa uu iska  siibi karo ama uu isku sidki karo, waa dunta dadka u kala dab qaadda dareenkooda isku duwda, waa dhaqan soo jiray waase la sii hormariyey markii la arkay nuxurkiisa durugsan.

Xiriirku waa doonis aasaasi u ah inuu yeesho qofka aadanaha ah, daneeyaasha hab-dhaqanka dadka ayaa ku qeexay dabci nagu maran.

Xiriirku sidiisa badan waxa uu ka unkamaa shaqada, iskuulka, deegaanka ,madasha ururada, kooxaha cayaaraha, iyo baraha bulshada oo noqday ilo sahla isla socodka.

Khuburada cilmi nafsiga waxay sheegeen in xiriirku uu na siinayo dareen dugaaleed, macnaha xiriirka xooggan waa garab ku hareer taagan iyo han sare oo isku duuban.

Sababtoo ah waxaad ka heleysaa taageero iyo dhiir-gelin xilliyada aad aadka ugu baahantahay talo iyo toosin wakhtiga adag sida xaaladaha kediska u dhaca.

Maal badan oo aad tabcato waxa uu kugu dhaafi karaa si sibiq ah (deg deg ah) balse saaxiibo aad kasbato way ka sal adag yihiin xoolo aad xoogga saarto.

60 warbixin oo la daabacay ayaa lagu yiri cabidda sigaarka, culeyska xad-dhaafka ah, cudurrada qaar waxa ay ka wada dhashaan la'aanta xiriir bulsho oo wanaagsan.

Hey'adda caafimaadka dunida ee WHO ayaa ogaatay in xiriirka dadweynaha uu muhiim u yahay caafimaad qabkeena.

Daraasado aan tiro laheyn ayaa wada tilmaamay in xiriirka xoogani yahay farxad iyo awood isku dhafan.

Xogtu waxay tiri “qiyaastii 70% farxaddu  waxa ay dadka uga timaadaa xiriirka togan ee aan bulshada la leenahay.”

Sidaa daraadeed hubi inaad wakhti ku bixiso qoyskaada, asaxaabtaada oo dib ula xiriirto jaalo-yaashii iskuuulka, si xiririkaadu u hagaago.

Habab badan ayuu casrigan xiriir kuugu suura-geli karaa  sida wada hadal fool ka fool ah, teleefoon, qoraal, farriin danabeed, iyo baraha bulshada Tv ama raadiye.

Waxaa soo raaca midka luuqadaha jirka sida midaarida (Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la’.)

Qoraha buugga “Sidee saaxiibbo loo kasbadaa.” Talooyinkiisa kuwa ugu tunka weyn tan ayaa ka mid ah oo leh  “xasuusnow magacyada asaxaabta,”.

Waxaa jira xiriir xoogan oo ka dhaxeeya awooddaada xiriir iyo guulahaaga noloshada iyo qanacsanaantaada waayaha.

Oraah ayaa leh saaxiibadu waa ubaxa darjiinka nolosha, waxaa kale oo loo arkay wax qofka xassilooni siiya.

Inkastoo lagu kala fara-dhuubaanyahay  xiriir ku dhex yeelashada bulshada kugu xeeran iyo tan kaa baxsanba haddana tiknolojiyadda ayaaba fududeysay.

Qofka oo dareema in xiriirku wax kala maqan yahay waxa ay xal u noqoneysaa yaraanta xiriirkkisa dadweyne.

Xiriirka bulshada oo hagaagana waxa uu dhalayaa midnimo, iska warqab iyo kalsooni dadweynaha ka dhex abuuranta.

Qore:- Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed  Haadi)


Farriin-danabeedka; Huuno2016@gmail.com
Share:

Friday, March 9, 2018

Do humans understand each other?


After minute to minute, the world’s people who live on this earth planet are increasing in number rapidly. Some people support the idea of growing populations while some others have suggested disagreement against about the population growth.

There is certainly culture diversity among us. Authentically, in difference of our cultures, traditions, customs and complexions are quite visible to every human being.  Occasionally, we do face or encounter misunderstandings which evolve from dissimilarity of our natural characters or dispositions and personalities.

In history, the human co-ordinations had long record events; in present, it is easy for anyone to communicate people locally or internationally. But on the other hand, there are some attempts which are focusing on world’s openness, simply “globalization”.

Traditional stories tell us or illustrate clear evidences which describe human beings’ different background. Several aspects had been encouraged the misunderstanding of societies, including religions, and tenets.

Conflict is main aspect which causes or confidently acts upon the people, feel, and empathy. Conflict has been taking place since the start of human being existence as from Adam and Eve. We all know that the family of mankind had experienced between the progeny or offspring of Adam and Eve (Hawo). As the fact of the matter, there are escalating conflicts in this world which spearhead some individuals who often safeguard their own fervent interests and deem they can satisfy their needs through continuation of aimless conflicts.

There are some Somali proverbs especially those greatly explain the human’s different let us take one of them “Everyone has particular right on his neck.”  “Everyone thinks his thought is the best “For Instance, family’s members who live single department do not understand each another.

However, the people’s connection or understand seems as the length of our fingers are not equal in appearance, some of them are long and strong. Similarly, the mankind characters are different in like that way.  It is hard to get individuals who share moral and emotions.

Scientific theory has notified that each person displays for his best character when he in society. Therefore, it is difficult to predict the unique character of individual exactly.  Psychologists repeat suggestion which brightens as a torch the human emotions as deeply and generally.

Today’s modern science and experts have studied unanimously people’s sympathy and empathy which are instincts to the human being.

Sometimes, we see two persons who are quarreling over trifle or valueless thing. We also in a seldom see buddies who are confused on for understanding each other.

Colleges, private school and universities mostly hosts many people mainly young youth who searching knowledge to across global obstacles. These institutions are seen a lot of students have different feels and emotions.

Pupils and their teachers are always make co-operate, hence there are backbites within learners and tutors, the relationship between both sides can be fine or bad.  At that point, we can read and know the existence two possibilities.

Family’s houses regularly, happen misunderstanding events those between children and their parents, there immediately created noise have multilateral sides. Similar episodes occur usually within in society.

In addition, as we know geographically the land has different weather, but some regions shares plants, soil and others. If human had shares interests, values would decrease the miss-understanding within humans.

Confusing of human being is a constant barrier, but it has stages which base on it. The most deteriorate phase is when took a war or begun a hostilities. People naturally had inherited disconnect habits.

People’s concentrations and their interests both habitually do not unite, thus, any person has original character, so it is very complex to find same acts peoples. If find a good administration, it would take part to create sufficient understand.   

Innate characters are complicated situation which faces the human occasionally and it is terrible to distinguish or comprise an essay. Getting for understanding it needs more awareness and multilateral interacts. 

Actually, the existence of human beings misunderstanding is un-covered, controversial and countless. 

The writer: - Ahmed Mohamed Mohamud (Ahmed Haadi)


Huuno2016@gmail.com
Share:

Wednesday, December 27, 2017

Corruption - Gateway to poverty and illiteracy


Since the collapse of Somali's central government in 1991, the country faced numerous conditions, including political unrest and forming ideological sites and more attitude ideas adapted by a lot of people and then established different groups.

Innocent people are very puzzled what is going in the country, followed by unpredictable future. After that, disorder and enormous decrease of reliability of citizens’ expectation appear, nepotism and regrouping both became part of people’s life circle. Converted standard principles convent into Jungles’ law everyone initiate using his own power.

Over two decades, the country grappling conflicts and additional that sometimes natural disasters damage its history and citizens' lifestyle, Anything, which was recognized forbidden act, changed legal one and people learnt new skills about how to make corruption. By steps or gradually spread the dishonesty act in society. Day’s activities in Somalia united with deceit movement; people use it like weapon to overcome their needs so as to facilitate. Lack of superior government mostly leads to illegal stuffs such as paying bribery without hiding. Political analyzers believe that corruption has massive role to do with violence and unrests in the country.

Can Somali’s corruption is measurable?

In fact, a report quoted by Business-ant-corruption.com had shown the level of Somali's corruption as first. The information generally discovers key sectors involved into dishonesty. it exists in many sectors including legislation, judicial system, public services, land administration, sharing natural resources, civil society and other sectors. Separate report, according to world investigative agencies, Somalia has added or recognized the most corrupt country in the planet. Political expert suggested avoiding any things can lead to people paying bribes.

54 countries, in African continent have been criticized for corruption, but there are vulnerable countries. Those struggling countries such as Somalia are at risk of it. After the collapse of Siyad Barre administration, still there isn’t fully functioning government. But there is hope as the ongoing process to rebuilding the strong law is on the way. Interpreters said corruption grows within the community as an epidemic disease if there wouldn’t be accountability.

  
In 2012, Somali citizens have got non-transitional government over 20 years later. At that time, former president, Hassan Sheikh Mohamoud has won campaign election.  During his term in office, separate reports had shown the level of corruption across the government’s sectors. Those reports have revealed the methods of corruption. Somalia is also ranked the first position at International’s Corruption Perception Index.

On the other hand, the current president, Mohamed Abdullahi Farmaajo announced to fight corruption - describing as national enemy in parliament speech. He has also promised reforming the judicial agencies. But it is hard for Somalis to realize combating corruption as they believe it has already spread over the country. If a new strategy will be put in place, it could be achieved gigantic development, however.

Corruption’s impact on Somalia  

Some of Somali unit forces will face lack of aid, after US government announced to cut the assistance for corruption allegations and mismanagement. United States had pending food and fuel part of Somalia soldiers for period. US State Department told Reuters that decision came after discussions between the Somali federal government and both sides agreed that the National Army had failed to lead the standard for accountability for US assistance, although the official said the United State would continue the small support Somali especial forces mentored by US. 

Somali Army mostly supported by international community; the political interpreters have argued that the cutting can lead to weakness and al-Shabab re-organizing. The president who has spoken about the decision called the officials and commanders to continue fighting against al Shabab which still controls large parts of the country. This case proves that epidemic corruption phenomenon has already reached its highest level even in the army. But the government as it is declared is struggling stopping and eliminating the sources of corruption.

Why Somalia is vulnerable to corruption?

Lack of power full government for over two decades has considered as main challenge which facilitate the spreading corruption in the country and paying briberies without hesitate on whole sides such as political issues and even education. Before the collapse, the corruption level was low, but after 1991 the dishonest became normalized. Previous government’s particularly transitional ones and current federal government makes promise for erasing corruption but at the end, it fails to deliver.

  
Economic scarcity and less work opportunity are also emphasized to use corruption acts, it is possible for many people to decide it when they hard to get to work or service to comply paying anything that makes their wants easy. Therefore, corruption rapidly broadens in people then they use as necessary things, in this situation, a lot of people tend towards corruption issues by facilitating their own private interests. Natural disaster occurs in the country include torrential rains and droughts caused starvation and corrupted donation.

Essay Summary

Corruption defined as “an act dishonesty or illegal behavior especially which by doing powerful people such as officials or police officers high ranks personal.”  Also corruption describes abuse of power which go on within government, community and any corporation work that people share its services. The consequences earned are low safety, inflation, hostility, misleading power and lost social confidence and their integrity. Therefore, some countries documented the corruption as danger killer, and they made binding rules which targeted anyone who make dishonesty act. The corruption always destroyed or damaged the individual dignity.

Essay Conclusion


If we fight the corruption sources together and everyone takes his responsibility, at least we can win to decrease the corruption level. Moreover, it is important to evaluate any works marred with corruption in anywhere. The countries having immobile governments will be victims for corruption cases. But as a society, if we get strong and united strategies and policies, we can totally get rid of dishonesty acts and all related corruption issues. In my view, in the century, corruption has no place to our lifestyles. We must speak up and stand for the elimination of all kinds of corruption. 

Writer:- Ahmed Mohamed Mohamud
Share:

Monday, December 25, 2017

Marka aad La Faqdo Fekerka Fayow.

Fekerku waa waxa ugu weyn ee dad, dawladd iyo bulsho isku heer ah kala sareysiiya, waa kan  sumcadda kugu sunta, aad ayuu u fudud yahay balse dhaqan gelintiisa ayaa adag, waana illinka fursadaha.

Gefafka mira dhalinta fekerka lagu galo waa kuwo ka faa’iido badan kuwa  aan shin dhaladka aheyn, waa furaha daaqad walbaa si aan u beddelno mar-xaladaha mooraal jabka, wuxuu ku simaa qofkii shiila inuu raad ku yeesho dadka iyo deegaanka noloshiisa.

Lama awooddo aragtidiisa hase ahaatee wax soo saarkiisa ayaa inooga dhigan aragti, waana waxa keliya ee riyada ruuxa maangal  ka dhigi kara, marna dib hauga guran inaad feker falkiso waayo  lama xalin karo sida dhacdaa dihaal jirtaa ilaa feker laga helo.

Dhibse ma leh xaaladda aad ku sugan tahay haddii aad maanka ku hayso inaad adigu haysato doorashada inaad la deyr ahaato iyo in kale, balse waxuu kuu kala xirmeyn karaa  aragtiyada kugu soo dariya ee u baahan kala shaan-dheynta.

Farxadda noloshaada waxaa udub dhexaad u ah miisaanka feker ee aad waayaha ku wajahdo, waxa uu kuu noqon karaa doon aad kolba kaga digo rogato mushkuladaha nolosha, waxaase sidoo kale  loo arkay iney tahay waajib barashadiisa. Tusaalaha ugu dhaw malabka macaan ee aan muutsanno, cunnada kala caynka ee cuudka kaaga dhigan, huga aan ku xaragoono iyo in kaloo badan waa miidda feker la dhalaaliyey.

Gunta

Muddada noo qadderan ee nolosha waxaan shaki la’aan wajahaynaa dhacdooyin kala dhadhan ah,  kuwa ku dhalan roga dhabanno-haysnna ku dhinac dhiga iyo kuwo dhoosha dhiillo kaa dhawra, waa labo ku kaltama koonkan.

Isugeynta, dhaxalka ay noo dhaafaan waa-waayo aragnimo, waxaase dhiilaha ka dhaansada uun inta  garadashada dheer ee u sahay qaata ka guuleysiga guntimaha aan tiro goynta laheyn ee dharaaraha ka baal dhasha.

Waxaan marar qaar jabad u galnaa waayo kala waji ah, kuu ahaadaba waxaan kadinka ku heli karnaa keliya feker togan, kaas oo goor walba noo ah saaxiib noo sahli kara inaan xal fudud ka gaarno  mawjadaha mudh soo yiraahda mar qura ama nagalaafta.

Maskxadeena wax uun baa ku milan sikin kasta oo ay marto nolashu sidaa darteed fekerku waa iniinta nagu duugan oo kolka xaaladu nala ciirto iyo marka ay xasiloontahay naga soo duxa  balse in badan oo ka mid ah waxay u muuqdaan miro manfac leh oo aan ka macaashin.

Maan-shiilku waxaa uu isku hawlaa isku duba-rididda fikrado kugu gaaxay  oo uu galeliyaa hab wareeg natiijo haybin ah, waana tallaab loo arkay inay Aas-aas u tahay bani aadamka una ogolaaneysa daah qaadidda walax uu daah kaga rognaa.

Miidda la mahdiyo ee laga muudsado fekerka togan waa caad yaal docdaad eegtaba iltiran, si hoose u qooraanso waxyaabaha aan isticmaal ahaan nagu dadan ama na gaaf yaal dhammaan waa biya-dhaca fikir lala faqay oo ay noo rogrogeen shaqsiyaad gartay dhuuxiisa.

Isbedelka aqooneed ee dunida ka jira waxay ku wada yimaadeen maan la dhuuxay, waxyaabo aan tiro yareyn oo maanta nala fudud oo aan u adeegsano hawlaheena maalinlaha  ah waxa mahaddooda  loo celiyaa  kuwii maankooda miidii ka timid nagu habay.

Inagana jiilalka naga dambeeya waxay naga dhawrayaan inaan u miirno miraha maankeena ku nigaxay, sida kuwii naga horeeyay ay nooga tageen wax badan oo maanta na dhinac yaal oo ay ugu horeeyaan gaadiidka kala duwan iyo kaabayaasha kale.

Wax kasta oo aan u adeegsano nolosha waxaa dib loogu celliyaa unkiddiisa inuu shaqsi lahaa, taas micnaheedu maaha in ay dhamaatay baahidii aan u qabnay hase yeeshee  waxaan maalin walba haysanaa 1,440 daqiiqo, waxay la micno tahay in si joogto ah aan  u haysnno 1,440 fursad oo aan feker togan ku sameyn karno.

Markaan  indho dilaacsanay ilaa god galkeena danbe dhib iyo dheefba waa hoos na hareer socda, kamana  baxsan karno haddii aan lagu maareyn tab.

Cilmi baaris ayaa lagu  muujisay inuu jiro xiriir xooggan oo ka dhaxeeya islahadalka fayow iyo wax soo saarka, taas oo Vitamin u ah maskxadda.

Gunaanad

Dadku waxay ay isugu jiraan kuwa fikradaha rog-roga, kuwa dhacdooyinka la dheri noqda iyo kuwo dadka kale ka dooda. Sida tababar jireed uu qofka ugu baahanyahay ayay maskaxduna ugu baahantahay laylin maan dhalaalin ah.

Xikmad ayaa oraneysa  “In la hadlo feker la’aan waxa ay la mid noqoneysa dil micno la’aan ah”, Mid kale ayaa leh Maskax aan hami lahayni waa shimbir aan garan lahayn, maskaxda  wanaagsani waa midda u fekerta siyaabo kala duwan.

Haddayna maskaxdeena ka shaqeyn xal keenid xaajo kasta oo nagu dagta waxa ay nagu sii hoggaamineysaa  mushkilado kale, Xikmad bari la diiwaan gliyay ayaa leh gaws caqliyeedku waxa uu ku soo baxaa sanad, balse xikmaddu waxa ay ku timaadaa khibradd.

Talo

Bedel fekerkaaga dabadeedd waxaad bedelaysaa dunida, fekrado curdun ah ayaa caalamka ku firirsan kuwaas oo naga sugaya inaan daboolka ka qaadno, xusuusnow in fekerku yahay dawada ugu fiican ee lagu tir-tiro dhibaatooyinka waayaha.

Waxaa intaa kuu dheer waa gaax kugu duugan oo aan lacag kaaga xirneyn inaad ka dur-duurato, ma jiro shey togan ama taban balse fekerka mid ka dhiga, feker aad maashay marar ayaa kaa dhigi kara dayax la wada daawado.

Waan sameyn karaa waxa ay la mid  tahay inaan fekero ayaan awoodaa, wax kasta oo ku qabsadaa joogtee,  wax walba oo adag feker ayaa fudeyd ka dhigi kara, ku taagnow fekerka wanaagga ku dhisan taas oo ka dhigan  qiimahaaga.

Habka ugu wanaagsan ee nolosha waa inaad fekerka ku foolanaato, awoodda ugu sareysa ee loo noqdo waa fekerka fayow, maalmaha kuugu wacan nolosha waa kuwa aad xaliso dihaal kugu dagay, sidaa darteed fekerku ka kuu ahaado haleelo irmaan.

Qore:- Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed  Haadi)
Farriin-danabeedka; Huuno2016@gmail.com
Share:

Thursday, November 16, 2017

Fir-fircoonidu waa Fayoobi!

Fir-fircoonidu waa u heelanaanta shaqa kasto iyo soo hindisidda hal-abuur cusub si joogta ah taas oo ka imanaysa shaqsiyaad, urur gaar ah ama bulsho wada jirta.

Howl u fir-fircoonaantu waxa ay hiil u tahay caafimaad qabka qofka, hawl-karimada iyo fayoobida waxaa ka dhaxeeya xiriir la isa suro. Dadka ayaa u kala carboon howl qabashada, isku sina uga soo bixin qabashadeedaa – iyada oo shaqo lagu wada jira ayaa haddana soo gudashadeeda lagu kala horreeyaa.

Sahanno caafimaad ayaa daaha ka qaaday in dadka hawlaha u fir-fircooon ee aan ku kalax tagin/iska badin  ay caafimaad qabka kaga horreeyaan kuwa aan u carbooneyn. Kuwa isku arka inaysan hawlaha u carbooneyn waxaa talo ahaan loo siiyaa iyana inay hawlaha ku ilaashadaan caafimaadkooda

Horu-dhac

Ka dib ku soo biiritaanka ifka qof kasta waxaa la kowsada hawlo dhaxalsiiya dhaq-dhaqaaq taasi oo meel iska fadhiisiga ka fogeeya. Si guud iyo si shaqsiba, dadweynaha dunida waxay la leg-damayaan waayaha noloshada – iyada oo tab iyo taagba la kala duwan yahay.

Waayo dhamaanteen waxaan u baahannahay waxaana ku  noolaano, waana waxa nagu  hoggaamiya inaan shaqeyno. Kuwo ku hawlan halganka wax soo saar, waxay marar badan waayuhu ka xagal-daaciyaan tiigsigooda gaareed ama guud, caafimaad darrada ayaana ka mid aha caqabadahaas.

Gunta

Markay hawli kuu taallo, waxaa si degdeg ah kuugu dhalanaya fikir ku foorara/qotoma sidaad u qabanayso, goorta aad bilaabayso,  iyo go’aan ficil oo dabayaal, waxaa qofka ku dhasha dareen u kala dab-qaada badankiisa,waxaa durba shaqeeya xubno isku howla fududeynta hawshaada kugu hor-gudban.

Tallaabooyinkan waxa ay qofka u sahlayaan inuusan ahaan qolfoof fadhiid ah oo aan ka shaqaysiin awoodihiisa qarsoon ama muuqdaba. Sababta oo ah qofku waxa uu karaa haddii uu iskarsiiyo inuu ahaado dhiifane oo ay wadajir u howl-galaan isaga iyo awoodda uu Alle ku manaystay.

In kasta oo aragtidayada qaar ay qabaan howlahoo kugu battaa inay leeyihiin dhibaatooyinkooda, haddana waxaa xoog badan kuwa qaba in faa’iidooyin laga helo, waxaa si cilmiyeysan loo ogaaday dadka howlaha ku fir-fircoon xittaa marka ay gaboobaan inay ka caafimaad fiican yihiin kuwa lidkooda ah.

Howl jireed joogta ah oo aad sameyso waxa ay gaashaan u tahay caafimaadkaada, waxayna hoos u dhigtaa suurta-galnimada ay kuugu dhici karaan cudurada loo caal waayey iyo kuwa la dabiibo balse ku dili kara haddaana lala tacaalin, doonta laga dugsan karo  halisahana waa la fal-gelidda howlaha badabn..

Tiir dhexaad cudud leh ayuu caafimaadku u yahay qof kasta, waayo haddaan qoys ama bulsho nahay waxaan u baahanahay qof iyo bulsho waxa soo saar leh, helidda rabitaankan waxaa door durugsan ku leh bad-qabka muwaadiniinta, si ay u muuqato qofka kasta iyo kaalintiisa wax-qabad – cabasho la’aan.

Saddex ayaa caafimaadka qofka gun u ah, haddii uu hagaajiyo gabaad ayay uga noqdaan xanuunnada halista ah balse haddii uusan daneyn dabin caafimaad darro ku rida, saddexdaas howl-qabashadaa gadda hore kaga jirta.

Geyiga Soomaaliya waxaa waayadan ku soo batay cudurro muwaadiniin badan haleelay oo jar ka tuuray ama hoos u dhigay kaalinta wax-tarkoodii mid gaar iyo mid guudba.  Waxaa hubaal ah in kuwo inoo hayay hawlo hagaagsan ama haystay kuwo shaqsiyadeed inay gabeen ka dib markii caafimaadku ka hiiliyey.

Cudurrada ugu halista badan waxa ay ku dhacan dadka magalooyinka ku nool, inkasta oo kuwa miyiga ku dhaqan qudhooda cudurro ay helaan, haddana way ka cayman kuwa loo caal waayey ee laga cabaado kuna  cusub Soomaalida.

Khubarada caafimaadka waxa ay arrinkaas barkood u tiiriyeen dhaq-dhaqaaqa hawleed ee muwaadiniinta oo kala duwan, iyada oo hawli ay hawli tahay haddana reer guuraaga miyiga waxaa waa baryey iyo gabbal dhacayba horyaalla hawlo ka tunweyn ku yaal caasimadaha.
Gunaanadka

Caafimaadku waa deeq uu Alle u hibeeyo cidduu la doono, halka fayoobi la’aantuna tahay ragaad roga riyada qofka, waxay dadka ku dadaalaan arrimo kale in badan oo naga mid ah sidaa uma danayno caafimaadkeena.

Dad badan ayay dhakhaatiirtu kula taliyaan inay hawl jireed sameeyaan. Soo jeedistaas waxay daliil diirran u tahay qiimaha hawli leedahay, waxaa kale oo aad maanka ku haysaa in hawsho muhiim u tahay dhanka caafimaadkaada iyo sharaftaadaba.

Biyo inaysan ku soo gaarin ayaa la iska moosaa, sidaa darteed inaan hawl dawo lagaaga dhigin waxaa habboon inaad ahaado mid hawl-qabashada u fir-fircoon si uu uga badbaado cudurrada kasbado fadhiidnimada.

Waxaa fure u ah caafimaadkaada hagaag-sanaantiisa sameynta hawl jireed, qaadashada hurdo kugu filan 8-9 saac iyo cunidda cunto isku dheelli-tiran, helidda cuntana waxa ay u baahan tahay hawl sidaa darteed u fir-fircoonow hawshaada si aad u hesho cuntadaas.

Talo Bixinta

In badan oo ka mid ah muwaadiniinteena ku nool magaalooyinka waxa ay hayaan hawl dhaq-dhaqaaq hawleedkoodu  yar yahay “Geel waa geel wixii gooyana waa geel” hawl jireedkooda yar ‘Jimicsigooda yar’ waxaa u kaabi kara  hawsha oo ay u fir-fircoonaadaan.

Howlkarnimadu kaliya uma roona kor ahaanshahaaga iyo sharaftaada, balse xasuusnow inay kaalin ku leedahay caafimaadkaaga, halka bad-qabkaaguna uu muhiim u yahay naftaada iyo bulshada kugu xeeranba.

Qore:- Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Haadi)

Farriin-danabeedka; Huuno2016@gmail.com
Share: